Dalsan Primary And Secondary School

Dalsan Primary And Secondary School

Share

Welcome to Dalsan Primary and Secondary School

26/06/2026

Hambalyo iyo bogaadin ayaan u direynaa ummadda Soomaaliyeed munaasabadda 26 Juun awgeed oo ah maalintii ay ka xoroobeen goballada woqooyi ee Soomaaliya gumeystihii Ingiriiska.

Alle ha ina siiyo amni iyo dowlada hagaagsan oo si caddaalad ah dalka oo dhan u xukunta idamka Alle.

25/06/2026

Guul iyo natiijo fiican ayaan u rajeyneynaa dhammaan fasalka f4 ee imtixaanku maanta u soo idlaaday..



Photos from Dalsan Primary And Secondary School's post 24/06/2026

Alxamdulillaahi waxaa maanta oo Arbaco ah taariikhduna ku beegan tahay 24/6/2026 noo soo idlaatay imtixaanka k**a dambeysta ah ee fasallada nakhliga ah ee dugsiga dhexe.

Waxaan u rajeyneynaa natiijo qurux badan insh allah.


Photos from Dalsan Primary And Secondary School's post 18/06/2026

Ardayda fasalka 8aad ee uu maanta u soo dhamaaday imtixaanka shahaadiga ee fasalka 8aad waxaan Alle sw uga rajeynanyaa natiijo qurux badan oo ay ku farxaan iyaga iyo waalidiintood.



15/06/2026

Guuleysta idam alle class of 2026✍️



15/06/2026

Alle sw ha u fududeeyo ardayda fasalka 8aad ee maanta u fadhiistay imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad, si gaar ah ardayda sannadkaan ku metelaya dugsiga Dalsan Primary And Secondary School natiijo qurux badan ayaan Alle weyne idinkaga rajeyneynaa idam Alle.




10/06/2026

Waxaan Garab istaag buuxa u muujineynaa Halyeeyga Soomaaliyeed, Omar Abdulkadir Artan oo Maanta dib ugu soo laabtay Dalka. Omar waxa uu astaan u yahay dhammaan dhalinyarada Soomaaliyeed ee hanka leh, waxa uu taarikhda Somaliya ku daray inuu noqdo Referee-gii ugu horreeyay ee FIFA ee loo xusho ciyaaraha Adduunka 2026.

Waxaan u rajeyneynaa guulo waaweyn oo hor leh isagoo huwan magaca iyo calanka Somaaliyeed.

Garabkaaga ayaan nahay Cumar.


30/05/2026

Nasiib wacan dhammaan ardayda Soomaaliyeed oo sannadkaan u fadhiisanaya intixaanka fasalka 8aad ee dugsiga dhexe...

26/05/2026

CIID WANAAGSAN dhammaan dadka Soomaaliyeed si gaar ah bahda reer Dalsan oo isku duuban waxaan idin leenahay farxad iyo nabad ku ciida idamka Alle.



Photos from Dalsan Primary And Secondary School's post 21/05/2026

Horyaalka fasallada sannad dugsiyeedka 2025-26 qaybta subaxleyda waa F2B, Hambalyo So wada dhaha....



Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Jidka Wadnaha, Agagaarka Isgoyska Kaaraan
Mogadishu
IFYOUWANTFURTHERINFORMATION,PLEASECALLUS:+252614702010

Opening Hours

Monday 06:00 - 17:00
Tuesday 06:00 - 17:00
Wednesday 06:00 - 17:00
Saturday 06:00 - 17:00
Sunday 06:00 - 17:00