𝗫𝗮𝘀𝘀𝗮𝗻 𝗦𝗶𝗶𝗱𝗼𝘄 𝗔𝗮𝗱𝗮𝗻 waa mid ka mid ah ardayda berrito u fariisaneysa imtixaanka Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir, guul iyo natiijo wanaagsan ayaan u rajeyneynaa dhammaan ardaydeenna.
NIIL Schools
NIIL Schools
Waa Bogga Rasmiga ah ee Dugsiga Niil
Ustaad Isxaaq Juuqyare ayaa gabay duco ah ku maamuusay ardayda fasalka 12aad
13/06/2026
13/06/2026
Xafladda sagootinta fasalka Form4
Sawirada
NIIL Schools
13/06/2026
Xafladda sagootinta fasalka Form4
Sawirada
NIIL Schools
12/06/2026
Maalinta
Maalin weyn.
NIIL Schools.
10/06/2026
Munaasabdda 𝗔𝗯𝗮𝗮𝗹𝗺𝗮𝗿𝗶𝗻𝘁𝗮 tartan aqooneedka ayaa la qabtay.
𝗞𝗮𝗮𝗹𝗶𝗻𝘁𝗮𝗮 𝟭𝗮𝗮𝗱 waxaa ku guuleysatay fasalka 𝗙𝗼𝗿𝗺𝟯𝗔.
𝗞𝗮𝗮𝗹𝗶𝗻𝘁𝗮 𝟮𝗮𝗮𝗱 waxaa galay fasalka 𝗗𝗶𝘆𝗮𝗮𝗿𝗶𝗻.
𝗞𝗮𝗮𝗹𝗶𝗻𝘁𝗮 𝟯𝗮𝗮𝗱 waxaa galay fasalka 𝟴𝗮𝗮𝗱 𝗔.
NIIL Schools
08/06/2026
Talooyinka u diyaar garowga imtixaanka kala soco halkan.
NIIL Schools
Macalinku waa
04/06/2026
03-06- 2026 Waxaa Munaasabad lagu sagootinayay Fasalada 8-aad oo lagu qabtay Hoolka Munaasabadaha Dugsiga NIIL.
Munaasabada ayaa isugu jirtay Duco iyo Dardaaran oo ay Macalimiinta, Maamulka iyo Ardayda Dugsiyada NIIL usoo jeediyeen Fasalada 8-aad ka ee sanad Dugsiyeedka 2025 - 2026.
NIIL Schools
.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Mogadishu
Opening Hours
| Monday | 07:00 - 17:00 |
| Tuesday | 07:00 - 17:00 |
| Wednesday | 07:00 - 17:00 |
| Thursday | 08:00 - 17:00 |
| Friday | 08:00 - 17:00 |
| Saturday | 07:00 - 17:00 |
| Sunday | 07:00 - 17:00 |