๐๐๐ฌ๐ญ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ค๐ ๐๐๐๐๐ข๐ ๐ ๐๐๐ฅ๐ข๐ง๐ฃ๐๐๐ข๐ฒ๐๐ฒ๐๐๐ฌ๐ก๐ ๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐.
Akhri, Falanqee, oo Fikradaada Ku Biiri
โ
Geli ID-gaaga Jaamacadda
โ
Dib-u-eeg qodob kasta
โ
Ku dar talooyin iyo faallooyin qiimo leh
Aragtidaada ayaa dhisaysa mustaqbalka naadiga.
๐ Guji link-ga hoose si aad uga qayb qaadato.
https://alumni.siu.edu.so/constitution
Somali International University - SIU
Somali International University (SIU) is a non-profit higher education institution accredited by the Professionalism
Our Philosophy
The founders, administrators, faculty, and support staff of SIU strongly believe that the Somali people have a right to a good education. SIU believes that through a solid educational foundation and promotion of a good character, the Somali people can successfully fight poverty, and provide a platform for inspiration. Our Vision
SIU aspires to be the leading source of the countryโs
22/06/2026
Wargelin!
Waxaa dhammaan ardayda sannadkan qalinjebineysa (Class of 2026) lagu wargelinayaa in laggaaray xilligii sawirqaadista qalinjebiyayaasha.
Maalmaha sawirqaadistu waa Sabti illaa Jimce. Saacadaha sawirqaadistu waa 07:30 AM (Subaxnimo) illaa 03:30 PM (Galabnimo).
19/06/2026
Jaamacadda SIU waxaa maanta usoo gabaggaboobay ๐ข๐ฆ๐ญ๐ข๐ฑ๐๐๐ง๐ค๐ข๐ข ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐๐๐ฆ๐๐๐๐ฒ๐๐ฒ ๐๐ ๐ฌ๐๐ง๐ง๐๐ ๐ฐ๐๐ฑ๐๐๐ซ๐๐ฌ๐ก๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐๐ -๐๐๐๐ oo dhowaanahanba kasocday xarumaha kala duwan ee jaamacadda.
Dhammaan ardayda waxaan u rajeyneynaa guul iyo fasax wanaagsan.
Tababbarkii ku saabsanaa imtixaanka shahaadiga fasalka 12-aad ee Jaamacadda SIU ay u qabatay qeybo ka mid ah ardayda fasalka 12-aad ee dhowaan u fariisaneysa imtixaanka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare XFS ay qaadayso.
Maa'idda Ibraahim Cali waxay ka mid tahay ardaydii ka faa'iideysatay tababbarkii Jaamacadda SIU ay u qabatay qeybo ka mid ah ardayda dhowaan u fariisaneysa imtixaanka shahaadiga fasalka 12-aad ee ay qaadayso Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare XFS.
Maxamed Sharma'arke Xuseen wuxuu ka mid yahay ardaydii ka faa'iideysatay tababbarkii Jaamacadda SIU ay u qabatay qeybo ka mid ah ardayda dhowaan u fariisaneysa imtixaanka shahaadiga fasalka 12-aad ee ay qaadayso Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare XFS.
Liibaan Cabdullaahi Nuur wuxuu ka mid yahay ardaydii ka faa'iideysatay tababbarkii Jaamacadda SIU ay u qabatay qeybo ka mid ah ardayda dhowaan u fariisaneysa imtixaanka shahaadiga fasalka 12-aad ee ay qaadayso Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare XFS.
Hodan Cabdullaahi Cumar waxay ka mid tahay ardaydii ka faa'iideysatay tababbarkii Jaamacadda SIU ay u qabatay qeybo ka mid ah ardayda dhowaan u fariisaneysa imtixaanka shahaadiga fasalka 12-aad ee ay qaadayso Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare XFS
Cabdixaliim Suleymaan Maxamed wuxuu ka mid yahay ardaydii ka faa'iideysatay tababbarkii Jaamacadda SIU ay u qabatay qeybo ka mid ah ardayda dhowaan u fariisaneysa imtixaanka shahaadiga fasalka 12-aad ee ay qaadayso Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare XFS.
Cabdirasaaq Cabdullaahi Ibraahim wuxuu ka mid yahay ardaydii ka faa'iideysatay tababbarkii Jaamacadda SIU ay u qabatay qeybo ka mid ah ardayda dhowaan u fariisaneysa imtixaanka shahaadiga fasalka 12-aad ee ay qaadayso Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare XFS.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Taleex
Mogadishu
00252
Opening Hours
| Monday | 07:30 - 15:30 |
| Tuesday | 07:30 - 15:30 |
| Wednesday | 07:30 - 15:30 |
| Thursday | 07:30 - 15:30 |
| Friday | 07:30 - 15:30 |
| Saturday | 07:30 - 15:30 |
| Sunday | 07:30 - 15:30 |