yaqshid School For The Deaf

yaqshid School For The Deaf

Share

education

17/06/2026

Waa ardayda yaqshid school for the deaf oo maanta u idlaatay imtixaanka finalka ah

Photos from yaqshid School For The Deaf's post 15/06/2026

Maanta waxaa si rasmi ah ugu bilowday ardayda fasalka 8-aad Imtixaanka Dowladda
Waxa idin leeyahay
Ku kalsoonaada dadaalkiinii iyo aqoontii aad soo barateen waxa idin rajeynaa guul wacan

Photos from yaqshid School For The Deaf's post 13/06/2026

Maanta waxaa si rasmi ah u bilaabmay imtixaanka finalka Waxaan dhammaan ardayda u rajaynaynaa guul wacan iyo nasiib wanaagsan natiijooyin farxad leh idim alle🤍
Guulesta ubaxii dalkoo🇸🇴🤍

30/05/2026

Insha Allah guul

30/05/2026

Waxbarashadu maqal iyo aragti midna ma ahaan waana qalbi faham❤️

26/05/2026

Ciid Mubaarak🌙
Ilaahay ha naga dhigo ciid farxad, caafimaad iyo barwaaqo leh. ✨🤍

19/03/2026

Ciid Wanaagsan dhammaan ummadda Muslimiinta. Ilaahay ha inaga aqbalo cibaadadii, hana nagu gaarsiiyo farxad iyo barwaaqo.

13/01/2026

Salmo Cabdullaahi. waa gabar naafo ka ah dhinaca maqalka. Waxay ka qalin-jabisay dugsiga hoose, dhexe iyo sare ee yaqshid School For The Deaf . Hadda waxay wax ka barata Jaamacadda Imaam Shaafi, iyadoo dhigata part-time maalmaha Khamiista iyo Jimcaha.

Salmo waa gabadhii ugu horreysay ee maqalka naafo ka ah oo shaqo ka heshay Dekedda Muqdisho. Tani waa guul weyn oo dhiirrigelin u ah dhammaan dadka naafada ah.

Waxaan si gaar ah ugu mahadcelinayaa Amb Mohamed Ali Nur oo had iyo jeer u taagan taageerada dadka naafada ah iyo kuwa danyarta ah.

06/01/2026

Carruurtan ma cod weydiiyaan, laakiin qalbigooda iyo mustaqbalkooda ayaan maalgashanaynaa. 📖🤲

14/12/2025

YAQSHID SCHOOL FOR THE DEAF. waa hoy waxbarasho oo had iyo jeer u furan baridda iyo kobcinta dadka maqalka naafada ka ah. Waa goob ay ardayda dhagoolka ahi ka helaan aqoon, kalsooni, iyo mustaqbal ay ku gaari karaan riyooyinkooda. Dugsigani ma aha kaliya meel wax lagu barto, balse waa xarun rajada lagu abuuro, kartida lagu hormariyo, laguna xaqiijiyo in naafonimadu aysan marnaba caqabad u ahayn horumar iyo guul


Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Wadada Jeneraal Daud
Mogadishu
MASJIDKADABAQAYNTA

Opening Hours

Monday 06:00 - 17:00
Tuesday 06:00 - 17:00
Wednesday 06:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 06:00 - 12:00
Sunday 06:00 - 17:00