26/06/2026
Hambalyo Dhammaan Shacabweynaha Soomaaliyeed Munaasabada Maalinta Xoriyadda Gobolada Waqooyi ee dalkeena.
Welcome to HIMILO UNIVERSITY ...
Discovering The Horizons of Knowledge
26/06/2026
Hambalyo Dhammaan Shacabweynaha Soomaaliyeed Munaasabada Maalinta Xoriyadda Gobolada Waqooyi ee dalkeena.
25/06/2026
Hambalyo Dhammaan Ardeyda Soomaaliyeed ee uu maanta si guul ah ugu soo idlaaday Imtixaanka qaranka fasalka 12aad.
Waxaan idiin wada rajeyneynaa guul iyo natiijo farxad leh insha'allaah.
20/06/2026
Waxaan u rajeyneynaa guul dhammaan ardeyda fasalka 12aad ee Maanta u bilowday imtixaanka qaranka.
Guuleysta idam alle
17/06/2026
Ciyaarta 2aad Shalay waxaa wada ciyaaray koobka kubadda Cagta kuliyadaha Jaamacadda kaasoo ka socda Garoonka Isbitaalka Madiino labada koox ee kala ah:-
Medicine & Surgery Vs Accounting
wexeyna kusoo idlaatay ciyaarta
Medicine & Surgery 4 Vs Accounting 2
Garoonka Isbitaalka Madiino
17/06/2026
Ciyaarta 1aad Shalay waxaa wada ciyaaray koobka kubadda Cagta kuliyadaha Jaamacadda labada koox ee kala ah:-
Public Health Vs Business Adminstration
wexeyna kusoo idlaatay ciyaarta
Public Health 3 Vs Business Administration 1
16/06/2026
ciyaarta 2aad Shalay waxaa wada ciyaaray koobka kubadda Cagta kuliyadaha Jaamacadda labada koox ee kala ah:-
Public Adminstration Vs Medical Laboratory
wexeyna kusoo idlaatay ciyaarta
Public Administration 1 Vs Medical Laboratory 1
16/06/2026
ciyaarta 1aad Shalay waxaa wada ciyaaray koobka kubadda Cagta kuliyadaha Jaamacadda labada koox ee kala ah:-
Sharia & Law Vs Computer Science
wexeyna kusoo idlaatay ciyaarta
Sharia & Law 2 Vs Computer Science 7
Kulamada Galabta ee Koobka kubadda Cagta ardeyda Jaamacadda iyo Kabtanada Kooxaha.
HIMILO UNIVERSITY- Cup 2026
15/06/2026
|| 𝗧𝗮𝗹𝗼 & 𝗧𝘂𝘀𝗺𝗼 ||
◇◇◇◇◇◇◇◇◇
8 Talo oo muhiim u ah ardeyda dhawaan galeysa imtixaanka qaranka fasalka 12aad ee sanadkaan 2026.
𝗧𝗮𝗹𝗼𝗼𝘆𝗶𝗻𝗸𝗮 𝟮𝗮𝗮𝗱 & 𝟯𝗮𝗮𝗱:
𝑻𝒂𝒍𝒂𝒅𝒂 2𝒂𝒂𝒅: 𝑫𝒊𝒚𝒂𝒂𝒓𝒔𝒐 𝑫𝒉𝒂𝒎𝒎𝒂𝒂𝒏 𝒂𝒈𝒂𝒃𝒌𝒂𝒂𝒈𝒂 𝒘𝒂𝒙𝒃𝒂𝒓𝒂𝒔𝒉𝒐 𝒊𝒚𝒐 𝒌𝒖𝒘𝒂 𝒊𝒎𝒕𝒊𝒙𝒂𝒂𝒏𝒌𝒂
𝑻𝒂𝒍𝒂𝒅𝒂 3𝒂𝒂𝒅: 𝑫𝒊𝒃 𝒖𝒈𝒖 𝒍𝒂𝒂𝒃𝒐 𝒊𝒎𝒕𝒊𝒙𝒂𝒂𝒏𝒂𝒅𝒊𝒊 𝒉𝒐𝒓𝒂𝒚 𝒍𝒐𝒐 𝒈𝒂𝒍𝒂𝒚 𝒊𝒔𝒌𝒖𝒏𝒂 𝒅𝒂𝒚 𝒊𝒏𝒂𝒂𝒅 𝒌𝒂 𝒔𝒉𝒂𝒒𝒆𝒚𝒔𝒐 𝒔𝒖𝒂𝒂𝒍𝒂𝒉𝒐𝒐𝒅𝒂