Iskuulka ADULT waa Iskuulkii ugu horeeyay ee dadka waaweyn laga hirgaliyo dalka, xaruumaha iskuulka, Bakaaraha, Taleex, Suuqbacad, Dherkenley iyo Ceelasha biyaha, Garasbaale, Suuqa-Xoolaha. Waxaa socoto diiwan galinta. Adigoo shaqadaada wato, wax baro.
Hadafka Dugsiga 𝐁𝐢𝐧-𝐡𝐚𝐬𝐡𝐢𝐦 Ayaa Ah Hormarinta Waxbarashada Ubadka Soomaaliyeed Ee Laf-Dhabarta U Ah Dalkeenna Hooyo. Dugsiga Waxa uu Ku Yaallaa Deegaanka Garas-baalley Gaar ahaan Tareedisho Km-13
معهد المحراب، هو معهد علمي وثقافي، غير ربحي ، يهدف إلى المساهمة في تنمية الفرد والمجتمع.
Alfajri Model school.(Lafweyn) waa iskuulkii ugu horeeyay ee qaata magaca Alfajr kaas oo la'aasaasay
Waa iskuul nidaami ah oo kashaqeeya Horumar ka waxbarashada bulshada somaliyeed
Barbaarin wacan iyo waxbarasho tayo leh ugu imoow Dugsiga Hoose/Dhexe iyo Sare Ee Rabiicul Ahli.
Dugsiga caalamigaa ee Daarul iimaan
DARUL-QUDUS WAA "HOOYGA TACLIINTA IYO TARBIYADA UBADKA"
التربية قبل التعليم