التعليم عن بـعد عبر المنصات الإلكترونية. رسالتنا: المـقرأة تسعى لتعليم القرآن الكريم حفظاً وتجويداً وسنداً، بتميّز وإتقان، من خلال برامج تأهيليّة متنوّعة، ومناهج علميّة، ودورات تدريبيّة، وكفاءات متميّزة. الهدف الأساسي : تعلم القرآن يقيناً وتلقيناً.
kubaro qur,aanka si online ah waxii faafaahin kalaxiriir +252615054015
Hoyga Barashada Qur'aanka Kariimka Iyo Diinteena Islaamka. Ku Baro Qur'aanka kariimka Iyo Diinta Islaamka Hab online Ah Adiga oo jooga Gurigaaga iyo Goobtaada Shoqo.
Malaf Design waa madal waxbarasho oo aad ka heli karto cashiro Online ah kuna saabsan Graphic Design and Video editing.
"Hoyga hagida xirfad layaasha qarniga" Nebula IT Solutions waa mac had laga barto cilmiga IT ga, Xirfadaha casriga ah iyo luuqada English ka.