Hambalyo 26-ka Juun!
26-ka Juun waa astaan xorriyad, gobannimo iyo halgan. Maalintii gobollada waqooyi ee Soomaaliya ay ka xoroobeen gumeystihii Ingiriiska, weligeed waxay ku suntan tahay taariikhda qarankeenna.
GuulGaar Academy
GuulGaar Academy waa xarun waxbarasho oo casri ah isla markaana isugu jirta Dugsi Quraan, Xannaano iyo Iskuul Hoose/Dhexe.
16/06/2026
Qofkii ku dadaala barashada maanta, berri wuxuu goosan doonaa miro guul leh.
Gaarsii ubadkaaga guusha!
15/06/2026
Waxbarashadu waa furaha guusha, ubadka maanta billaabaya safarkan, waxaa hubaal ah in berri uu guuleysanayo!
14/06/2026
Ubadka maanta lagu dadaalo waxbarashadooda waxay dan u tahay ummadda oo dhan, waayo mustaqbalka ayay noqon doonaan tiirka horumarka dalka.
Aqoonta iyo tarbiyada ay maanta helaan waxay wax weyn ku soo kordhin doonaan koboca dhaqaalaha, bulshada, iyo guud ahaan horumarka dalkeenna.
10/06/2026
Dhiirranaanta qofka waxay ka soo billaabataa yaraantiisa sida loogu tarbiyeeyo, Ardeygeenna waxaan u diyaarinaa inuu maskax furan yeesho oo cabsida laga saaro!
07/06/2026
Carruurta maanta waa hoggaamiyeyaasha berri.
Guulgaar Academy waxay u heellan tahay kobcinta aqoon, akhlaaq iyo hal-abuur
01/06/2026
Ubadka waa rajada iyo mustaqbalka waddanka oo dhan, annagoo middaa fahamsan ayaan kor u qaadnaa aqoontooda iyo hab-fakarkooda!
26/05/2026
Dhammaan umadda soomaaliyeed waxaan ugu hanbalyeyneenaa munaasabadda Ciidul Adxa, Ciid wanaagsan!
26/05/2026
Yawmu Carafo! Maalin ducadu la aqbalo, dambigana la dhaafo. ha illaawin maalinkaaga inaad ku soo xirto duco.
25/05/2026
Saxiixa laguma barto xafiisyada, waxaan diyaarineynaa hoggaamiyaashii mustaqbalka!
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Deg. Hodan, Beerta Banadir, Ka Soo Horjeedka Dalmar Hospital
Mogadishu
Opening Hours
| Monday | 10:00 - 23:00 |
| Tuesday | 10:00 - 23:00 |
| Wednesday | 10:00 - 23:00 |
| Thursday | 10:00 - 23:00 |
| Friday | 10:00 - 23:00 |
| Saturday | 10:00 - 23:00 |
| Sunday | 10:00 - 23:00 |