20/06/2026
Arday soo dadaashay oo isku kalsoon, natiijo wacan baan idin rajeynayaa.
Committed to Excellence
20/06/2026
Arday soo dadaashay oo isku kalsoon, natiijo wacan baan idin rajeynayaa.
𝗠𝗮𝗮𝗹𝗶𝗻 𝗱𝗵𝗶𝗶𝗿𝗶𝗴𝗲𝗹𝗶𝗻 𝗶𝘆𝗼 𝗱𝗮𝗿𝗱𝗮𝗮𝗿𝗮𝗻 𝗮𝗵!
Maamulka iyo macallimiinta Turkish Bright Schools waxay kulan dhiirigelin iyo macasalaameyn ah u sameeyeen ardaydeena qiimaha badan ee Fasalka 8-aad, kahor inta aysan u fariisan imtixaanka shahaadiga ah.
Waxaan u rajaynaynaa dhammaan ardaydeena guul iyo mustaqbal ifaya. Waxaan ku kalsoonahay in aad guulo waaweyn noo soo hoyn doontaan!
Waxaan dhisnaa maskaxda ubadka, kuna dhiirrigelinnaa inay isku dayaan, tartamaan, oo ay kalsooni ku gaaraan yoolkooda.
Ciyaartan xiisaha badan ee ukunta iyo qaaddada ma ahan madadaalo keliya; waxay kobcisaa dheellitirka, feejignaanta, dulqaadka, iyo isku kalsoonaanta ardayda.
Turkish Bright Schools, waxaan aaminsanahay in waxbarashada ugu wanaagsan ay tahay tan maskaxda, jirka, iyo kartida ubadka si wadajir ah u kobcisa.
Bright minds, happy feet, just another day at school!
Ciid wanaagsan, dhamman muslimiinta gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeyneynaa munaasabada ciidul Adha, waxaan idin leenahay ciid wanaagsan, Allaha nagu gaarsiiyo ciidaan teeda kale nabad, farxad iyo barwaaqo.
أنا لست بالحجاج يا رب الورى | اللهم بلغنا يوم عرفة وعيد
الاضحى
Jimco wanaagsan. Allaha naga dhigo kuwa cibaadadooda laga aqbalo.
Waxaan ubadka ku soo barbaarinaa asluubta iyo nidaamka quruxda badan ee diinteena suuban. Daawo ardaydayada yar-yar oo baranaya qaabka saxda ah ee Salaanta Islaamka iyo kala xaddididda taabashada gacmaha ee wiilasha iyo gabdhaha
Waalid kasta wuxuu ku riyoodaa ubad leh aqoon iyo asluub dhawrsan. Nagu soo biir si aan u wada dhisno jiil ku weyn anshaxa Islaamka.
📍 Deg. Hodan & Daarusalaam
📞 061 0 757575 | 061 0 858585
Labaduba waa guuleystayaal, mashaa Allah, waxaan mar walba ku faanaa arday diini iyo maadiba ku fiican.
11/05/2026
"𝑮𝒂𝒃𝒂𝒅𝒉𝒊𝒊 𝒘𝒂𝒙 𝒃𝒂𝒓𝒂𝒕𝒂𝒚,
𝑮𝒂𝒄𝒂𝒍 𝒊𝒚𝒐 𝒒𝒂𝒓𝒂𝒂𝒃𝒂𝒃𝒂,
𝑮𝒖𝒓𝒊 𝒃𝒂𝒚 𝒖 𝒕𝒂𝒉𝒂𝒚 𝒊𝒇𝒂,
𝑮𝒂𝒓𝒂𝒔𝒉𝒂𝒅𝒂 𝒅𝒂𝒅𝒌𝒊𝒊𝒔𝒂𝒏𝒂,
𝑰𝒚𝒂𝒅𝒂𝒂 𝒉𝒂𝒈𝒂𝒚𝒔𝒂"
Ubaxa ardaydeenna ee waa kuwa berito iftiimin doona mustaqbalka dalkeenna.
Qeybta comment-ka nagula wadaag gabay ama tuduc kale oo ku saabsan dumarka iyo waxbarashada.
| Monday | 07:00 - 17:00 |
| Tuesday | 07:00 - 17:00 |
| Wednesday | 07:00 - 17:00 |
| Thursday | 08:00 - 15:00 |
| Saturday | 07:00 - 17:00 |
| Sunday | 07:00 - 17:00 |