Al qudus primary and secondary school

Al qudus primary and secondary school

Share

Halkani waa page-ka rasmiga ee Al qudus primary and secondary school waxaadna kala socon doontaan wa

26/05/2026

🌙✨ Eidul Adha Mubarak ✨🌙

Maamulka Alqudus Primary and Secondary School wuxuu dhammaan shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan waalidiinta, ardayda iyo macallimiinta ugu hambalyeynayaa munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxa. 🤍🐐

Alle ha inaga aqbalo acmaasha wanaagsan, ciiddan ciideeda ha inagu gaarsiiyo bashbash iyo barwaaqo.

📍 Suuqaxoolaha

14/05/2026

primary & secondary school

22/03/2026

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Maamulka dugsiga hoose dhexe iyo sare ee ALQUDUS waxaa uu waalidiinta iyo ardayda ogaysiinayaa in dib loo furayo iskuulka ka dib markii aay inoo Soo dhammaadeen fasxyadii 10 kii dambe ee Ramadaan iyo ciidul fitrigii sidaa darteed waxay waxbarashada inoo bilaabanaysaa 23/03/2026

Wabillaahi tawfiiq
و السلام عليكم ورحمة الله وبركاته

19/03/2026

Maamulka iyo macallimiinta Iskuulka Al-Qudus Primary & Secondary School waxay si kal iyo laab ah ugu hambalyeynayaan dhammaan waalidiinta, ardayda, iyo ummadda Muslimiinta ah munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fitriga.

Ilaahay ha naga aqbalo soonkii, salaaddii, iyo camalkii wanaagsanaa.

Ciid Mubaarak! 🌸

Photos from Al qudus primary and secondary school's post 03/02/2026

Dadaal wacan



04/01/2026

𝗦𝗮𝗻𝗮𝗱𝗸𝗮𝗻 𝗰𝘂𝘀𝘂𝗯 𝗔𝗹𝗹𝗲 𝘄𝗮𝗮𝘅𝗮𝗻 𝗸𝗮 𝗯𝗮𝗿𝘆𝗲𝘆𝗻𝗮𝗮🤲

Guul iyo horumar 📈
Nabad iyo midnimo 🤝
Aqoon akhlaaq iyo guul 📚✨



Photos from Al qudus primary and secondary school's post 20/12/2025

Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan waalidiinta iyo ardayda dugsiga hoose dhexe iyo sare ee Al qudus primary and secondary school in Laga bilaabo berito oo ku beegan 21 December ilaa 25 December 2025 uu fasax yahay dugsiga. Mahadsanidiin

19/12/2025

Arbaco Taariikh 17/12/2025
waxaa inoo qabsoomay tartan aqooneedkii dugsiga Al qudus primary and secondary school Kaas oo dhex Maray:

CALI BINU ABII DHAALIB vs MUCAAD BINU JABAL

Dadaal badan oo ay muujiyeen labada dhinac ugu dambeyn
Waxay guusha raacday groupka
CALI BINU ABII DHAALIB 👏🎉

12/12/2025

Maalintii arbacada aheyd taariikhduna ku beegneed 10/12/2025 waxaa inoo qabsoomay tartan aqooneedkii iskuulka Al qudus primary and secondary school Kaa oo dhex Maray guruubyada kala ah:
ABU bakar alsiddiiq vs zubeyr binu cawaam
Waxayna guushu raacday groupka abuubakar al siddiiq

12/12/2025

Al qudus primary and secondary school
Jimco wanaagsan

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu
252