23/06/2026
Insha allah, Maalinta Jimcaha waxaan idinla wadaagi doonaa warbixin aan caadi aheyn oo TV ga TRT uu ka diyaariyay Rag yamaniyiin ah oo muqdisho ka abuurtay ganacsiyo guuleystay.
Waxaan rajeynaa inay dhanka English News ka kaa caawin doonto.
Fikirkaaga hoose iigu reeb mahadsanid.