Plasma University

Plasma University

Share

Plasma University is a private, non-profit higher education institution in Mogadishu, Somalia.

Vision
To be a leading world class university in East Africa that provides quality education relevant to the welfare of the society.

Photos from Plasma University's post 18/06/2026

๐—›๐—ฎ๐—บ๐—ฏ๐—ฎ๐—น๐˜†๐—ผ ๐ŸŽŠ ๐Ÿ‘ ๐Ÿ’๐—›๐—ฎ๐—บ๐—ฏ๐—ฎ๐—น๐˜†๐—ผ
Jaamacadda Plasma waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan ardayda Fasalka 8-aad ee Maanta u soo gabagaboobey Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga Dhexe.

Maamulka Jaamacadda ayaa ardayda u rajaynaya guul, iyo Natiijo Wacan .

Photos from Plasma University's post 15/06/2026

Kulan adag oo u dhaxeeyay Kulliyadaha Tartanka Kubadda Cagta ee Jaamacadda Plasma ๐—ซ๐—ฎ๐—ฟ๐˜‚๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ฃ๐—œ๐—จ ayaa wada Ciyaaray kulliyadaha ๐—•๐˜‚๐˜€๐—ถ๐—ป๐—ฒ๐˜€๐˜€ ๐—”๐—ฑ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฟ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป iyo ๐—–๐—ผ๐—บ๐—ฝ๐˜‚๐˜๐—ฒ๐—ฟ ๐—ฆ๐—ฐ๐—ถ๐—ฒ๐—ป๐—ฐ๐—ฒ , waxayna ciyaarta ku dhamaatay 2-1 oo ay guusha ku raacday Kulliyadda ๐—•๐˜‚๐˜€๐—ถ๐—ป๐—ฒ๐˜€๐˜€ ๐—”๐—ฑ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฟ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป

15/06/2026

Hadal Jeedinta Gudoomiye ku xigeenka Waxbarashada Jaamacadda ๐——๐—ฟ. ๐—•๐—ถ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฟ ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ ๐— ๐—ผ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ , Tartanka kubadda cagta ๐—ฃ๐—น๐—ฎ๐˜€๐—บ๐—ฎ ๐—–๐˜‚๐—ฝ ee kulliyadaha Jaamacadda Plasma oo la soo gaba-gabeeyay Cayaartii k**a dambeysta ahayd waxaa ku kulmay kulliyadaha ๐—–๐—ถ๐˜ƒ๐—ถ๐—น ๐—˜๐—ป๐—ด๐—ถ๐—ป๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ๐—ถ๐—ป๐—ด iyo ๐—ฆ๐—ผ๐—ฐ๐—ถ๐—ฎ๐—น ๐—ฆ๐—ฐ๐—ฒ๐—ถ๐—ป๐—ฐ๐—ฒ ayaa waxaa Gool ku laad guusha ku raacday Kulliyadda ๐—–๐—ถ๐˜ƒ๐—ถ๐—น ๐—˜๐—ป๐—ด๐—ถ๐—ป๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ๐—ถ๐—ป๐—ด .
Champion-ka tartankii kubadda cagta Jaamacadda Plasma waxaa noqday ๐—–๐—ถ๐˜ƒ๐—ถ๐—น ๐—˜๐—ป๐—ด๐—ถ๐—ป๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ๐—ถ๐—ป๐—ด

Photos from Plasma University's post 15/06/2026

๐Ÿญ๐Ÿฐ/๐—๐˜‚๐—ป๐—ฒ/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฒ Tartanka kubadda cagta ๐—ฃ๐—น๐—ฎ๐˜€๐—บ๐—ฎ ๐—–๐˜‚๐—ฝ ee kulliyadaha Jaamacadda Plasma ayaa la soo gaba-gabeeyay Galabta Cayaartii k**a dambeysta ahayd waxaa ku kulmay kulliyadaha ๐—–๐—ถ๐˜ƒ๐—ถ๐—น ๐—˜๐—ป๐—ด๐—ถ๐—ป๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ๐—ถ๐—ป๐—ด iyo ๐—ฆ๐—ผ๐—ฐ๐—ถ๐—ฎ๐—น ๐—ฆ๐—ฐ๐—ฒ๐—ถ๐—ป๐—ฐ๐—ฒ, waxaana Gool ku laad guusha ku raacday Kulliyadda ๐—–๐—ถ๐˜ƒ๐—ถ๐—น ๐—˜๐—ป๐—ด๐—ถ๐—ป๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ๐—ถ๐—ป๐—ด .
Champion-ka tartankii kubadda cagta Jaamacadda Plasma waxaa noqday ๐—–๐—ถ๐˜ƒ๐—ถ๐—น ๐—˜๐—ป๐—ด๐—ถ๐—ป๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ๐—ถ๐—ป๐—ด

14/06/2026

Saadaali Kulanka ๐—™๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐—น-๐—ธ๐—ฎ Galabta ee dhex mari doono Kulliyadaha ๐—–๐—ถ๐˜ƒ๐—ถ๐—น ๐—˜๐—ป๐—ด๐—ถ๐—ป๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ๐—ถ๐—ป๐—ด iyo ๐—ฆ๐—ผ๐—ฐ๐—ถ๐—ฎ๐—น ๐—ฆ๐—ฐ๐—ฒ๐—ถ๐—ป๐—ฐ๐—ฒ, Tartanka Kubadda Cagta Jaamacadda Plasma โšฝ๏ธŽ๐Ÿƒ๐Ÿปโ€โ™‚๏ธ



Photos from Plasma University's post 13/06/2026

Xarun PIU ee ๐—๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฃ๐—น๐—ฎ๐˜€๐—บ๐—ฎ Waxaa maanta si rasmi ah u soo gabagaboobay Imtixaanka k**a dambeyska ah (๐—™๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐—น ๐—˜๐˜…๐—ฎ๐—บ) ee kulliyadaha kala duwan , Sanad Waxbarasheedka 2026-2026.


.

Photos from Plasma University's post 13/06/2026

๐—ง๐—ผ๐—ฑ๐—ฑ๐—ผ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐—•๐—ฎ๐—ป๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—ด๐—ด๐—ฎ ๐—›๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—พ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฃ๐—น๐—ฎ๐˜€๐—บ๐—ฎโ—‡ ๐—ซ๐—ฎ๐—ฟ๐˜‚๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ช๐—ฒ๐—ฏ๐—ถ ๐—๐˜‚๐—ฏ๐—ฏ๐—ฎ Kismaayo



11/06/2026

Saadaali Kulanka 2แตƒแตƒแตˆ Galabta ee dhex mari doono Kulliyadaha ๐—œ๐—ป๐—ณ๐—ผ๐—ฟ๐—บ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป ๐—ง๐—ฒ๐—ฐ๐—ต๐—ป๐—ผ๐—น๐—ผ๐—ด๐˜† iyo ๐—ฆ๐—ผ๐—ฐ๐—ถ๐—ฎ๐—น ๐—ฆ๐—ฐ๐—ฒ๐—ถ๐—ป๐—ฐ๐—ฒ, Tartanka Kubadda Cagta Jaamacadda Plasma โšฝ๏ธŽ๐Ÿƒ๐Ÿปโ€โ™‚๏ธ


11/06/2026

Saadaali Kulanka 1แตƒแตƒแตˆ Galabta ee dhex mari doono Kulliyadaha ๐—œ๐˜€๐—น๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฐ ๐—•๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ถ๐—ป๐—ด ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐—™๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐—ป๐—ฐ๐—ฒ iyo ๐—–๐—ถ๐˜ƒ๐—ถ๐—น ๐—˜๐—ป๐—ด๐—ถ๐—ป๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ๐—ถ๐—ป๐—ด, Tartanka Kubadda Cagta Jaamacadda Plasma โšฝ๏ธŽ๐Ÿƒ๐Ÿปโ€โ™‚๏ธ


Photos from Plasma University's post 11/06/2026

Kulan adag oo u dhaxeeyay Kulliyadaha Tartanka Kubadda Cagta ee Jaamacadda Plasma ayaa wada Ciyaaray kulliyadaha ๐—œ๐—ป๐—ณ๐—ผ๐—ฟ๐—บ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป ๐—ง๐—ฒ๐—ฐ๐—ต๐—ป๐—ผ๐—น๐—ผ๐—ด๐˜† iyo ๐—Ÿ๐—ฎ๐—ฏ๐—ผ๐—ฟ๐—ฎ๐˜๐—ผ๐—ฟ๐˜† ๐—ฆ๐—ฐ๐—ถ๐—ฒ๐—ป๐—ฐ๐—ฒ , waxayna ciyaarta ku dhamaatay 7-3 oo ay guusha ku raacday Kulliyadda ๐—œ๐—ป๐—ณ๐—ผ๐—ฟ๐—บ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป ๐—ง๐—ฒ๐—ฐ๐—ต๐—ป๐—ผ๐—น๐—ผ๐—ด๐˜†
BIT ( 7-3 ) BMLT

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


Km6, Seypiano, Afgoe Road
Mogadishu
BN03010