16/06/2026
𝐃𝐮𝐠𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐚𝐫𝐞 𝐞𝐞 𝐅𝐚𝐫𝐬𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐆𝐚𝐜𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐁𝐮𝐫𝐮𝐮𝐣 waxa uu Furay Qaadashada Ardayda Cusub ee Barnaamijka Tababarka Xirfadlaha ah Qaybtiisa PartTime-ka 𝐈𝐧𝐭𝐚𝐤𝐞 August 𝟐𝟎𝟐𝟔.
Wixii faahfaahin ah fadlan booqo xaruunta Isdiiwaangelinta Dugsiga oo ku taalla Mumtaaz Mall(Kasoo horjeedka Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed), Degmada Hodan, ama xarunta dhexe oo ku taalla Kalkaal, Tareedisho, Muqdisho ama wac 𝟖𝟓𝟑𝟕𝟔𝟕 / 𝟔𝟏 𝟑𝟔𝟕𝟒𝟓𝟖𝟓/ 𝟖𝟓𝟏𝟓𝟒𝟗.
14/06/2026
Waxaa shalay o ay taarikhdu ahayd 13-06-2026 u bilowday ardada Dugsiga Sare Ee Buruuj imtixaanka k**a dambeysta ah ee Sanad Dugsiyeedka 2025-2026.
03/06/2026
𝐌𝐮𝐧𝐚𝐚𝐬𝐚𝐛𝐚𝐝 kooban oo aan ku sogootinay ardadeena Fasallada 𝐅𝐨𝐫𝐦 𝐅𝐨𝐮𝐫 ee sanad dugsiyeedka 𝟐𝟎𝟐𝟓-𝟐𝟎𝟐𝟔 ayaan saakay kuqabanay xarunta Dugsiga Buruuj. Maamulka, Macalimiinta, Ardada dugsiga, iyo dhammaan hawlwadeenada waxa ay u rajeeyeen ardada 𝐅𝐨𝐫𝐦𝐈𝐕 inay guul kasoohooyaan 𝐈𝐦𝐭𝐢𝐱𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐃𝐡𝐞𝐱𝐞 ee kusoo fooda leh Insha𝐀𝐥𝐥𝐚𝐡.
26/05/2026
Munaasabada Ciida Carafa awadeed waxaan umadda Soomaliyeed lawadaageynaa Farxadda iyo Hambalyada Ciida Carafa. Kuciida caafimaadsan.
16/05/2026
Fursad Deeq waxbarasho, Tababarkan oo lagu barandoono Tamarta lacusbooneysiin karo ahna xirfadda Solar Systemka ayaa waxa ladhiirigelinaya inay soocodsadaan gabdho u heellan barashada Xirfadaas, si aad u hesho faahfaahin dheeri ah soo booqo xarunteena dhexe ee dugsiga buruuj treedishe(Km13) ama wac telefan number whatsapp +252 770608566.
19/04/2026
Waxaa shalay o ay taarikhdu ahayd 18-04-2026 u bilowday ardada Dugsiga Sare Ee Buruuj imtixaanka Termka 3aad ee Sanad Dugsiyeedka 2025-2026.