Al Hayat Medical University

Al Hayat Medical University

Share

The official Page of Al Hayat Medical University For Events and Admissions Information.

23/06/2026

Fadliga Soonka ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐‚๐š๐š๐ฌ๐ก๐ฎ๐ฎ๐ซ๐š

Maalinta Caashuuraa waxay ku jirtaa bisha Muxarram, taas oo ka mid ah bilaha ugu fadliga badan soonka marka laga reebo Ramadaanka.

ู‚ูŽุงู„ูŽ ุงู„ุฑู‘ูŽุณููˆู„ู ๏ทบ: (ุตููŠูŽุงู…ู ูŠูŽูˆู’ู…ู ุนูŽุงุดููˆุฑูŽุงุกูŽุŒ ุฃูŽุญู’ุชูŽุณูุจู ุนูŽู„ูŽู‰ ุงู„ู„ู‘ูŽู‡ู ุฃูŽู†ู’ ูŠููƒูŽูู‘ูุฑูŽ ุงู„ุณู‘ูŽู†ูŽุฉูŽ ุงู„ู‘ูŽุชููŠ ู‚ูŽุจู’ู„ูŽู‡ู).
Rasuulkeenna (๏ทบ) wuxuu yiri, โ€œWaxaan Alle ajar uga xisaabsanayaa inuu iigu dhaafo dembiga sannadkii hore.โ€

Khamiista soo socota 10 Muxarram 1448 kuna beegan 25 June, 2026 waa maalinta 10-aad ee bisha Muxarram, waana maalintii uu Alle (SW) Nabi Muuse ka badbaadiyay Fircoon iyo kooxdiisii.

Walaalayaal aan ka faa'ideysano soonka maalinta Caashuura.
__________________________
Al Hayat Medical University โ€Ž

23/06/2026

๐—ซ๐—”๐—™๐—Ÿ๐—”๐——๐——๐—” ๐—ฆ๐—”๐—š๐—ข๐—ข๐—ง๐—œ๐—ก๐—ง๐—” Midwifery Batch 6 โ€“ Part-Time Ayaa lagu qabtey xarunta dhaxe Jaamacadda Caafimaadka Al Hayat. Xafladdas oo aheyd mid si heer sarre ah loo soo qaban qaabiyay ayaa waxaa soo agaasimay Midwifery Batch 6 โ€“ Part-Time ee Jamacadda

Photos from Al Hayat Medical University's post 23/06/2026

๐—ซ๐—”๐—™๐—Ÿ๐—”๐——๐——๐—” ๐—ฆ๐—”๐—š๐—ข๐—ข๐—ง๐—œ๐—ก๐—ง๐—” Midwifery Batch 6 โ€“ Part-Time Ayaa lagu qabtey xarunta dhaxe Jaamacadda Caafimaadka Al Hayat. Xafladdas oo aheyd mid si heer sarre ah loo soo qaban qaabiyay ayaa waxaa soo agaasimay Midwifery Batch 6 โ€“ Part-Time ee Jamacadda

22/06/2026

๐—ซ๐—ฎ๐—ณ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—•๐—ฎ๐—ป๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐˜€๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฑ๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ต๐—ฒ๐˜†๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ayaa lagu qabtey xarunta dhaxe Jaamacadda Caafimaadka Al Hayat
๐—ซ๐—ฎ๐—ณ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ oo aheyd mid si heer sarre ah loo soo qaban qaabiyay ayaa waxaa soo agaasimay ๐—”๐—ฟ๐—ฑ๐—ฎ๐˜†๐—ฑ๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ต๐—ฒ๐˜†๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ

Photos from Al Hayat Medical University's post 22/06/2026

๐—ซ๐—ฎ๐—ณ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—•๐—ฎ๐—ป๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐˜€๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฑ๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ต๐—ฒ๐˜†๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ayaa lagu qabtey xarunta dhaxe Jaamacadda Caafimaadka Al Hayat
๐—ซ๐—ฎ๐—ณ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ oo aheyd mid si heer sarre ah loo soo qaban qaabiyay ayaa waxaa soo agaasimay ๐—”๐—ฟ๐—ฑ๐—ฎ๐˜†๐—ฑ๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ต๐—ฒ๐˜†๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ

21/06/2026

๐€๐ง๐ง๐ฎ๐š๐ฅ ๐Œ๐ž๐๐ข๐œ๐š๐ฅ ๐‹๐š๐›๐จ๐ซ๐š๐ญ๐จ๐ซ๐ฒ ๐„๐ฑ๐ก๐ข๐›๐ข๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”
๐Ÿ”ฌAdvancing Health Through Laboratory Excellence

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address

Wadnaha Street, Tarabuunka, Hodan District
Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:00
Tuesday 07:00 - 17:00
Wednesday 07:00 - 17:00
Thursday 07:00 - 17:00
Friday 07:00 - 15:00
Saturday 07:00 - 17:00
Sunday 07:00 - 17:00