Al-Qamar Primary & Secondry School

Al-Qamar Primary & Secondry School

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Al-Qamar Primary & Secondry School, School, AFGOI, Mogadishu.

21/06/2026

21-6-2026. 6- 01-1448
Maamulka qaybihiisa kala duwan, macalimiinta iyo ardayda Dugsiga H/Dhexe & Sare Ee AL-QAMAR waxay u tacsiyeynayaan ardayda kala ah
1- C/maalik Axmed Ibraahiim .
2- Maxamdd Axmed Ibraahiim .
oo aabbahaooda ku geeriyooday dagmada afgooye gaar ahaan xaafada Siigaale . Qabrigiisa Allah u waasiciyo, Jannada firdowsa Allah Ka waraabiyo, ehelkii iyo qaraabadi uu Ka tagay Samir Allah kasiyo Aamiin Aamiin

21/06/2026

📢 OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS

Dhamaan ardayda, waalidiinta, macallimiinta dugsiga H/Dhexe & Sare Ee AL-QAMAR waxaa la ogeysiinayaa in maanta oo axad ah iskuulka uu fasax yahay, sababo la xiriira Roobka. (Qaybta Subaxdii).

19/06/2026

Faadumo Mustaf Caalim Muuse ayaa soo jeeydiyey kalimad iscafin .
Xafladii sagootinta iyo qalin jebinta ardayda fasalka form 4 ( Rumuuzu saqaafa) .
S/D 2025-2026

18/06/2026

Yuusuf jibriil yuusuf axmed oo soo jeediyey كلمة التخرج

Photos from Al-Qamar Primary & Secondry School's post 18/06/2026

🎓 HAMBALYO IYO BOGAADIN SHARAF LEH

Ku Socota: Ardayda Fasalka 8aad ee Dugsiga Dhexe – Iskuulka AL-QAMAR
Ka Socota: Maamulka, Macallimiinta iyo Ardayda Kale ee Iskuulka AL-QAMAR.
Maamulka qaybihiiisa kala duwan , macallimiinta iyo dhammaan bahda waxbarasho ee Iskuulka AL-QAMAR waxay halkaan si rasmi ah iyo qalbi furan uga dirayaan hambalyo iyo bogaadin qiimo leh ardayda fasalka 8aad, kuwaas oo si hufan, xilkasnimo leh, u dhammeystay imtixaankii heerka dugsiga dhexe ee ay qaadayey Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Ardayda sharafta leh,

Waxaa la idinku hambalyeynayaa dadaalkiinna joogtada ah, adkeysigiinna muddada dheer, iyo yididiilada aad ku wajihiin nolol waxbarasho oo ifaya. Maanta, waxaad dhammeysateen wejigii h**e ee safarkiinna aqooneed, taas oo tilmaamaysa inaad diyaar u tihiin tillaabada xigta ee noloshiinna: dugsiga sare iyo wixii ka dambeeya.

> ✨ Maamulka Iskuulka wuxuu leeyahay:
“Ardaydeennu waa tiirarka berri. Maanta waa maalin taariikhi ah oo muujinaysa in mirihii dadaalka, hagidda iyo hanuuninta la guray. Hambalyo idin leh!”

> 📚 Macallimiinta waxay leeyihiin:
“Waxaa naga go’an inaan kor u qaadno tayada waxbarashada. Ardaydiinna waxaad u tihiin astaan guul iyo horumar. Hambalyo, waxaad noqoteen iftiinka bulshada.”

> 👏 Ardayda kale waxay leeyihiin:
“Waa farxad weyn inaan idin aragno idinkoo ku guuleystay heer muhiim ah. Hambalyo saaxiibayaal, guusha ha idin raacdo meel walba oo aad tagtaan.”

Waxaa hubaal ah in guushiinnu tahay bilowga rajo iyo yididiilo cusub. Waxaan idiin rajeynaynaa mustaqbal barwaaqo leh, kuna saleysan aqoon, anshax iyo himilo sare.

Iskuulka AL-QAMAR AFGOOYE
📌 “Aqoontu waa iftiinka nolosha” 📢

17/06/2026

Kalimadii Ustaad Maxamed Amiin Maxamed ee uu ka jeediyey xafaladii sagootinta & qalinjebinta fasalka f4
S/D 2025-2026

16/06/2026

Samiira C/laahi Masamed Xasan ayaa soo jeeydiyey Hees hableed .
Xafladii sagootinta iyo qalin jebinta ardayda fasalka form 4 ( Rumuuzu saqaafa) .
S/D 2025-2026

16/06/2026

Kalimadii maamulka sare ee Iskuulka AL-QAMAR xafladii sagooyinta iyo qalin jebinta fasalka Form 4 S/D 2025-2026

Ustaad Cabdale Siid Ibraahiim

15/06/2026

Nashiido sagootinta ardayda rumuuzu saqaafa ee dufcadii 5aad dugsiga AL-QAMAR
S/D 2025-2026

13/06/2026

Daadihiyaha xafaldii sagootinta iyo qalinjabinta ardayda rumuuzu saqaafa ahna dufcadii 5aad ee dugsi sare
Waana khadar ibraahiim mustaf

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


AFGOI
Mogadishu
252