βInnaa lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun.βMaamulka, Macallimiinta, iyo Ardayda Iskuulka Al-Imra International (Qeybta 2dhagah) waxay si murugo leh uga tacsiyeynayaan geerida ku timid hooyo Dahabo Osman Qarshe waxaana ugu tacsiyeyneynaa Maamule Mudane Sharmarke Hassan Hussein.
Waxaan Alle uga baryeynaa marxuumadda inuu naxariistiisa Janno ka waraabiyo, qabrigeedana u waasiciyo, Jannatul Firdowsa galiya. Sidoo kale, waxaan samir iyo iimaan u rajeynaynaa Mudane Sharmarke Hassan Hussein iyo dhammaan ehelkii, qaraabadii, iyo asxaabtii ay ka baxday.
Al-imra International Primary And Secondary School "B" 2.dhagax
Al-imra international primary and secondary school (Labadhagah)
Mahadsanid gabadheena Mushtaq
Alle Maxay qurux badnaeed!
Hambalyo, Hambalyo F4
oo qaadayn Al-Imra Cup 2025-2026
Waw!!!
Cajiib!! Mahadsanidin ardaydeena qaamaha badan
Qudbad Taariikhi ah Maamule Abaadir ------------
Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Maalinta Macalimiinta Soomaaliyeed
Mu'asasada Al-imra International primary and secondary Schools waxa ay qeeb ka ahaayeen munaasabadda lagu xusaayey Maalinta Macalimiinta Soomaaliyeed
ππ Warbixin: Imtixaanka Billeed ee Saaka Bilaabmay ππ
Maanta oo ah 25/10/2025 ayaa si rasmi ah uga bilowday Al-Imra International Primary and Secondary School β Qeybta 2 Dhagax imtixaankii billeed ee ardayda fasallada kala duwan. π«βοΈ
Ardaydu waxay soo xaadireen si firfircoon, iyagoo muujiyey diyaar garow, dadaal iyo niyad wanaag. ππͺ
Macallimiinta iyo maamulka iskuulkuna waxay ku dhiirrigeliyeen ardayda in ay muujiyaan aqoontooda iyo kartidooda si ay u gaaraan natiijooyin wanaagsan. π―π
Waxaan u rajaynaynaa ardayda oo dhan guul, nasiib wacan iyo horumar joogto ah. ππΈπ΄
Markale iyo Bandhiga Xirfadaha
maanta waxaa diyaar noo ah fasalka form 1 A: gabadheena Raaqiyo
Bandhiga Taabuurka ee ardayda fasalka 8aad.
Ardayad ka tirsan Fasalka 8aad oo si qurux badan usoo jeedisay 99 Magac ee Allah (Asmaβul Xusna)
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
30th Street Warta Nabada
Mogadishu