18/06/2026
Siminaar ku saabsan Naxwaha Afka gaar ahaan Qeybaha Hadalka oo uu soo jeedinayo Macallinka Af-Soomaaliga Eng. Cabdulaahi Axmed Cusmaan Abdullahi Yebarow , hallaga wada faa'iideysto, dhammaan ardayda fasalka 12aad waa uu u furan yahay.
Fg. Kuma xirna wax shuruud ama lacag ah, haddii aadan iskuulka dhigan xitaa waad ka faa'iideysan kartaa.
DAARUL-HIJRA hooyga aqoonta iyo horumarka ✍️
13/06/2026
DIYAAR GAROW WACAN, Jadwalka Dugsiga Sare iyo Dugsiga Dhexe.
DAARUL-HIJRA hooyga aqoonta iyo horumarka ✍️
08/06/2026
DIYAAR GAROW WACAN, Jadwalka Dugsiga Dhexe.
DAARUL-HIJRA hooyga aqoonta iyo horumarka ✍️
07/06/2026
DIYAAR GAROW WACAN, Jadwalka Dugsiga Sare.
DAARUL-HIJRA hooyga aqoonta iyo horumarka ✍️
03/06/2026
Waa diyaar kaararka Imtixaanka Fasalka 8aad, fadlan arday kasta xilli h**e ha diyaar-garoobo, Mahadsanidiin 🙏🤙
03/06/2026
🎉👏
DAARUL-HIJRA hooyga tacliinta iyo horumarka ✍️