Aflax Primary School

Aflax Primary School

Share

Quality is our top priority.

06/26/2026

Jimce Wanaagsan!

Aflax Primary School waxay idiin rajaynayaan Jimce barako leh oo ay ka buuxaan nabad, caafimaad, iyo guul. Maalintan barakaysan aan ku xoojino cibaadada, ducada, iyo samaynta wanaagga.

Ilaahay ha inaga aqbalo camalkeenna wanaagsan, hana inagu gallado farxad iyo barwaaqo.

🕌 Jimce Wanaagsan Dhammaantiin!
📚

06/25/2026

Happy 26 June Somaliland Independence Day.

06/24/2026

صيام يوم عاشوراء يكفر ذنوب السنة الماضية،
لقول النبي محمد ﷺ: "صيام يوم عاشوراء، أحتسب على الله أن يكفر السنة التي قبله"

06/16/2026

Aflax Primary School
Waxaan dhammaan Muslimiinta ugu hambalyaynaynaa curashada Sanadka Cusub ee Hijriga 1448 AH. Alle ha inaga yeelo sanad kheyr, barwaaqo, caafimaad, nabad iyo guul ku bilowda. Ilaahay ha inagu gallado cibaado suuban, aqoon faa’iido leh, iyo horumar joogto ah.
Sanad Hijriyeed Wacan 1448 AH. كل عام وأنتم بخير.

06/13/2026

Fasax nabada qaatoo

Casharkiina Fiiriyo

Feejignaan ku sii wada.

Insha Allah, dugsigu wuxuu dib u furmayaa 01 August 2026.

Photos from Aflax Primary School's post 06/07/2026

Final Examination 2025/2026
Aflax Primary School
Burco, Somaliland

06/06/2026

Fasalka barbaarinta ( KG )

06/04/2026

Barmaajika Aflax iyo Aftahan Ardeyda fasalka Barbaarinta (KG ) Oo Maah maaho Halley ah soo Bandhigaya
Aflax Primary School

05/25/2026

Mathematics: Addition
Level: KG
Burao, Somaliland
Aflax Primary School

05/23/2026

تربية الأولاد على الطريق الصحيح
Aflax Primary School

Want your school to be the top-listed School/college in Westerville?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


3224 Manchester Wy Drive
Westerville, OH
43081